Barnaamjka waxaa maanta marti ku ah Nabadoon Mursal oo kamid Nabadoonada Gobolka Bari. Nabadoonka ayaa faahfaahinya kaalinta Nabadoonada ee xallinta khilaafaadka bulsho.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.
FAALLOOYIN & FALCELIN