BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 6aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 6aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & Taxadar la’aanta bulshda.

Qaybaha danbe ee barnaamijkana waa dood ku saabsan, Sida ay bulshada caalamka uga feejigan tahay Covid-19 oo ay meel uga soo wada jeesteen|Soomaalida ma uga feyjignaan karaan dhagarta Al-shabaab xiliga doorashada?.

Ka qaybqaado barnaamijyada BADBAADO ee Radio Daljir oo aragtidaada noogu reeb qaybta farriimaha ee bogga Radio Daljir Facebook ama cod & qoraal noogu reeb whatsApp-ka lambarkiisu yahay +252-90-506-8163, soo bandhig codkaaga oo ka dhexmuuqo dhamaan barnaamijyada Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com