Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!

Qardho iyo gobolka Karkaar ayaa ah meelaha ku doogsaday roobabkii bishaan May. In kasta oo ay waqti qaadan doonto in xoolaha iyo daaqsintu u soo laabtaan sida loogu baahi qabo, hadana dhulka waxaa ka muuqda qurux iyo doog.

Masawirada hoose waxaa nala qaybsaday Maxamuud Fantastik, wariyaha Daljir Qardho iyo Haashim Cismaan, Madaxa Suuqgeynta Daljir.

Damaashaad iyo dalxiis wacan!


Arag Bogga 2aad


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Balliyada iyo Dooxooyinka Qardho oo Xareedsaday Doogsadayna!”

  1. Lamayaqaan

    Sawir

  2. abdifatah

    manshaa allah wallee dhulka hooyo ayaa quruxotaalaah viva daljir

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com