Barnaamijka Badbaado: Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka

Barnaamijka Badbaado: Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka

Todobaadkan Waxaan ku Falanqeyn doonaa Nabadda Iyo Doorka Dhalinyarada Gobolka mudug
Waxaana iygala Qeyb-qaadanaya
Bashiir C/Siciid Cali oo ah Gud. Dhalinyarada Degmada Jariiban kana mid ah Daladda Dhalinyarada Gobolka Mudug.
Burhaan Faantugle oo ah Gudoomiya Xaafadda Israac ee Magaalada Gaalkacyo Iyo Xasan Gama’diid oo ka mid ah Dhalinyarada Siyaasiyiinta ee Gobolka Mudug..

Waxa ay Tilmaameen Sida loogu Baahan Yahay Xoojinta iyo Balaarinta Nabadda Iyo Dimoqraadiyadda …
Waxa ayna u Mahad-Celiyeen warbaahinta Daljir Sida ay uga Shaqeyso Dadaalna u Geliso Nabadda.

Waxa ay Codsadeen in Barnaamijka Badbaado Lasii wado Lana Gaarsiiyo Deegaanada Fog-fog. Tuulooyinka. Iyo Guud ahaan Dalka

(FG). Waa Qeybta Koowaad Todobaadkan Qeybta Labaad waxa aad ku Daawan Doontaan kuna Dhaeysan Doontaan Todobaadka Dambe iyo Barnaamijka Badbaado Insha Allaah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com