Barnaamijka Waxaa Todobaadkan igala Qeyb-qaadanaya Najiib Xasan Cige oo ka mid ah Dhaliyayarada Hirseed ka u ah Nabadda Magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Gamudug.
Waxaa kale oo Barnaamijka Qeyb ka ah Shugri C/llaahi Xaashi oo ka Mid ah Haweenka Dhalinyarada ah ee ka Qeyb-qaata is-dhexgalka Nabada Gobolka Mudug.
COMMENTS