Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal barnaaj gaar ah oo aan uga hadlayno xaquuqda Aaadanaha ilalainta , Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isla xisaabtan dadweyne & masuuliyad shaqsi waa midda lagu gaari karo xuquuq bini’aadanimo oo lama taabtaan ah |
Taxanaha 5aad ee barnaamja waxa uu kusaabsan yahay kulan ku saabsan kor uqaadista Xuquuqda aadanaha iyo wacyigalinta Covid-19 oo lagu qabtay Garoowe.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal
COMMENTS