Bilicdii Dhulka oo soo Bidhaantay iyo Xoolaha oo Isdhex Daaqaya (Sawirro)

Bilicdii Dhulka oo soo Bidhaantay iyo Xoolaha oo Isdhex Daaqaya (Sawirro)

Dhowaan inta badan gobolada Soomaaliya gaar ahaan Puntland waxaa ka da’ay roobab siweyn loogu diirsaday oo soo celiyey bilicda dhulkii iyo hanka reer guuraagii iyo xoolihii ay saamaysay abaartii Sima ee dalka ka dhacday.

Haddaba idaacadda Daljir ayaa idiin soo gudbinaysa sawirrada qaar kamid ah dooxooyinka Nugaaleed oo noocyada xooluhu ay isdhex daaqayaan, dhowaana waxaan idin soo gudbin doonaa sawirro kale.

SAWIRRO HORDHAC AH.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com