Agaasimaha dakhliga dowlada hoose ee Garoowe Cabdirashiid Ciise Cabdi Dabayla-qore ayaa Bulshada Magaalada Garoowe ka Codsaday inay Bixiyaan Canshuurta Guryaha Iyo Mida Kale ee ku Waajibtay.
Dhanka kalena, agaasimaha ayaa waxa uu digniin kama dambaysa ah u diray dadka guryohooda ka kireeya Hay’adaha iyo hay’adaha degan guryahaasi oo uu sheegay inaysan bixin canshuuraha looga baahan yahay.
DHEGAYSO
COMMENTS