Boobe: Asaaskii Somaliland iyo Sidii lagu Unkay

Boobe: Asaaskii Somaliland iyo Sidii lagu Unkay

Wareysi: Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Dacaale ‘Boobe’ Asaaskii Somaliland iyo sidii lagu unkay

Cabdiraxmaan Yuusuf Dacaale ‘Boobe’ waa siyaasi xilal kala duwan ka soo qabtay Somaliland, soona noqday wasiirka warfaafinta, sidoo kalena dawladdii kacaankii millatariga ahayd ayuu masuuliyado ka soo qabtay, waana qoraa daabacay buugaag badan oo taariikhda la xiriira, aruurshayna taariikho guud iyo kuwo shaqsiyaad miisaan lahaa ku saabsan.

Siyaasi Boowe, wareysigaan oo uu siiyey Radio Daljir sannadkii 2013kii wuxuu uga hadlayaa arrimo badan oo la xiriira dhismihii Somaliland, gaar ahaan sida ay ku timid aragtidii ahayd in la dhiso maamulka Somaliland kadib markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, shirarkii wadatashi ee waxgaradka iyo siyaasiyiinta Somaliland iskugu yimaadeen, meelihii ay ka dhaceen, dhisme maamul sidii lagu gaaray markii dambe iyo marxaladihii ka dambeeyey ee Somaliland soo martay intii ay dhisnayd.

Siyaasi Cabdiraxmaan Yuusuf Dacaale ‘Boobe’ wareysigaan uu siiyey Radio Daljir sannadkii 2013ka, wuxuu ka bilaabayaa marka hore magaciisa iyo taariikhdiisa nololeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com