Booliska London: 6 baa Dhimatay 48 waa Dhaawac 3 Argagixiso waa la Dilay (wararkii danbe & masawirro)

Booliska London: 6 baa Dhimatay 48 waa Dhaawac 3 Argagixiso waa la Dilay (wararkii danbe & masawirro)

Sida la xaqiijiyey illaa iyo hadda weerarka argagixiso ee xalay waxaa ku dhintay 6 qof, waxaa dhaawac ah 48, argagixisada la dilayna waa 3.

Waxaa illaa iyo hadda la xaqiijiyey inta hoose:

  • Buundada London bas marayey wuxuu si ula kac ah u jiiray dadkii buundada geesaheedu ku socday
  • Sidoo kale, Suuqa bartamaha London waxaa mindiyo lagu dilay tiro dad ah, lana dhaawacay qaar kale
  • Rag baska saarnaa waxay ka dageen baskii waxayna bilaabeen in ay mindiyeeyaan shacabkii ka ag dhawaa aagga buundada

Sida laga soo wariyey Booliska London weerarku wuxuu ah weerar argagixiso oo qorshaysan, shacabkana waxaa lagu wargaliyey digtoonnaan iyo in ay booliska ka soo wacaan lambarka 999 mar kasta oo shaki soo galo ama ay arkaan fal lid ku ah nabadda London.

Masawirada hoos arag

  
 
 
Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com