Boqolaal Tahriibayaal ah oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Lampedusa (Sawirro)

Boqolaal Tahriibayaal ah oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Lampedusa  (Sawirro)

Maraakiib Talyaani ah ayaa gar-gaar bad-baadin u fidisay tahriibayaal Afrikaan ah oo ay soomaali ku jiraan kuwaas oo doontii ay wateen ku qar-qantay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

SAWIRRO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0