Brussels: Isqarxiye la Qarxiyey Isqarxin Kahor

Brussels: Isqarxiye la Qarxiyey Isqarxin Kahor

Daqiiqado kahor waxaa xaruta tareenka farasmagaalaha Brussels ay boolisku qarxiyeen nin isku soo xiray qarax kahor intii uusan isqarxin. War ka soo baxay hawlgelinta booliska aagga qaraxa ayaa hadda warbaahinta ku wargeliyey in ninkii laga shaki qabay “laga takhalusay.”

Lama sheegin cid kale oo waxyeelo ka soo gaareen qaraxa ka dhacay xarunta tareenka.

Magaalada Brussels ayaa in ka badan 18 bilood ku jirtay heeggan illaa iyo Noofeembar 2015 markii 130 qof lagu dilay weeraro Daacish la beegsatay magaalada Paris iyo waliba weeraro hore oo isla magaalada Brussels lala beegsaday bishii Maarso ee sannadkii hore.

  

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com