Burtinle oo Maalintii Labaad Ciid looga Dareeray (dhegayso)

Boqolaal kamid ah shacabka kunool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxa ay isugu soo bexeen maalinkii labaad ee salaadda ciidul Fidriga, waxaana hoose ka dhegaysan kadhaan codadkii laga jeediyey ciidda iyo hambalyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com