Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Daljir Bossaso caawaysinkan ka soo jeedinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • bilan bintu bulxan 7 years ago

    daljir waa idaacad habaysanoo aduunkoodha ka caanooo loo wada bog radio daljir jir oo joogaa warar habaysan bay hawada soocmariyaan

  • sagal 7 years ago

    Daljir waa dadaasho duniday kufaafto
    waa lawada daneeya danyartay ugaargaarto dadkay wax usheegto Daljir waa ladaneeya dufaanta dhacaysiyo dabalaha dadka qaada
    Daljir baa ka digtoo dadka wax usheegta dooga iyo barwaqada lagu diirsaye meelo badan ka da ay Daljir baa warisoo dadka wax usheegta
    diraac hadii ay dadka saaqdo
    dadaalo ka gaarta danyarteena Daljir baa tiraahdo dadka wax usheegta
    Daljir da’yarta kashaqaysa Allah hanoo daayo isaga day in ahee Asc wariyayasha Daljir

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com