Mar kale iyo kulanti wanaagsan dhegaystayaal! Hadana ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Daljir Bossaso caawaysinkan idin kaga soo jeedinaya aniga oo ah Axmed Shiikh Maxamed Tallman.
Wararka Caawa + Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:
- Xildhibaan Abshir oo sharraxaya sababta kalsooni-kala-laabashada Golaha Xukuumadda Gaas
- Afkaarta siyaasiyiinta iyo dadweynaha ee kalsooni-kala-laabashada
Hoos ka dhegayso
COMMENTS