Xirsi Gooncadaawe: “Xukuumadda Dhammaanteed baa Guuldaraysatay … Hawshuna Hadda waa Kalabar”

HomeWararka

Xirsi Gooncadaawe: “Xukuumadda Dhammaanteed baa Guuldaraysatay … Hawshuna Hadda waa Kalabar”

Shacabka degmada Burtinle ayaa soo dhaweeyay go'aankii shalay Golaha Wakiiladu ay xasaanadii kala laabteen golaha xukuumada Madaxweyne Gaas. Magaalada

Danjire Cawad oo shacabka Puntland ugu baaqay innay….
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleemo Saarka Madaxweyne William Ruto
Wasiirka Amniga Puntland oo Fah Faahin Kabixiyeey Howlgal Kasocda Boosaaso (dhegayso)

Shacabka degmada Burtinle ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay Golaha Wakiiladu ay xasaanadii kala laabteen golaha xukuumada Madaxweyne Gaas. Magaalada Burtinle ayaa indhawaalaba waxaa ka jiray sicir-barar iyo Shilin Soomaaliga oo laga diiday, sababayna mudaharaadyo joogto.

Asbuuc kahor Madaxweynaha Puntland oo ka soo laabtay Gaalkacyo ayaa shacabka Burtinle waxa ay weli ku eedaynayaan in uusan shacabka u istaagin, maqalna dhibka haysta ee uu xabbad dhashiike ah ku dhexmaray magaalada, taas oo sababtay in dhir badan oo ku teedsan dhinacyada laamiga ay soo daataan.

Wariye Xaaji Farateeb ayaa soo ururiyay afkarta reer Burtinle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: