Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Ramadaan Kariim oo mar kale kulanti wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Caabudwaaq, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Qodobada barnaamijka caawa ugu doorka roon waa sidan:

  • Xukuumadda Puntland oo maanta guddiga gurmadka abaaraha ku wareejisay $200,000
  • Wasiirka deegaanka Cali Cabdilaahi Warsame oo ka warramay safarro uu dibedda u tagey
  • Dagaal beeleeddo maanta ka dhacay Galgaduud ah oo dhimasho iyo dhaawac sababay
  • Diyaarad gargaar oo u raran WFP oo maanta ku burburtay magaalada Garbahaaray
  • Taliye kuxigeenka bilayska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed oo tagey Garowe

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 1
  • qaanso roobaad roobladhac wiilmudug 3 weeks

    reer puntland waxa lagu farxo sida ay isku caawinayaaan iyadoo tan qaranka ay soo daaahday ayaguna ay iska soo saareen baahiyahaas