Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo.

Caawa & Daljir kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad, wararka ugu waaweyn caawana waxaa ka mid ah:

  • Wasaaradda Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in xoolo 1 milyan ka badan xilliga Xajka loo dhoofin doono Sacuudiga
  • Ahlusunna oo dagaalka Xeraale ku eedaysay Galmudug
  • Garaad Cabullaahi Cali Ciid oo ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday dalka

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com