Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.
Ha seegin oo hoos ka dhegayso
COMMENTS
Boowe cillad adag baa na qabsatay xalna waa ku gudajirnaa, marka daljir.com nagala soco
idaacada DALJIR maxaa qaybta bosaso helay Fm ta way ka maqan tahy