Ramadan Kareem iyo waliba cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana caawa idina la socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay aagga Af Urur.
Wararka Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa ka mid ah:
- Warays Siciid Dheere, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Af Urur
- Siysaasi aragti ka dhiibtay dagaalka Af Ururu iyo waliba aragtida shacabk Qardho
Ha seegin oo hoos ka dhegayso
U Jawaab said Buri halceliska