Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soo jeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Wararka caawa ugu waaweyn waa dagaalka Af Urur, khasaaraha dagaalka, iyo maxaa sababay khasaaraha.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 2
  • maxamed faarax ciise 3 weeks

    waxan halakan tacsi uga dirayaa dhamaan eheladii ay ka dhinteen dadkii ay maanta cadowga ku laayeen deegaanka af urur waxaana fariin u dirayaa ciidanka iyo Dawlada puntland inay diyaar u noqdaan difaaca dalka. dadka iyo naftoodaba oo aysan mar dambe soo noqon dhacdadan Oo kale
    waa mahadsantihiin

  • Cige 3 weeks

    Asc dhaman wad salaman tihin bahda daljir. Radiyow