Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Wararka caawa ugu waaweyn Caawa & Daljir waxaa ka mid ah:

  • Qaraxa Muqdisho iyo warbixinta saraakiisha amniga
  • Wasiir ka tirsan Jubaland oo qaraxa ku dhintay
  • Khilaafka wadahadalada Puntland iyo Galmudug

Qodobadaas iyo kuwo kale oo xiiso xambaarsan hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com