Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:

  • Daahfurka Bandhigga 3aad ee Buugaagta Puntland
  • Sicirbararka Burtinle iyo kalfadhigii 12aad ee Golaha Deegaanka
  • Shirweynaha Isimada Puntland ee Garoowe

Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • laki.man dhagaysi.wacan.inshaalh