Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.
Qodobada ugu waaweyn waxaa kamid ah:
- Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo dhalinyaradda Soomaaliyeed hambalyo u diray
- Ciidamadda Dowladda Federaalka oo fashiliyeey qarax xoogan
- Madaxweyne Kuxigeen Camey oo la dardaarmay dhalinyarada Soomaaliyeed
- Ciidamadda Itoobiya oo dad shacab ah ku xasuuqay Gobalka Hiiraan
- Gawaari iyo shacab ku xaniban Togga Durdur ee u dhaxeeya Ceeldaahir iyo Carmo
Qodobadas iyo kuwa kale oo xiiso leh ayaad caawa barnaamijka ku maqli doontaan
DALJIR.COM KAGA BOGO OO HOOS KA DHEGAYSO
U Jawaab maxamad faarax geeddi Buri halceliska