Cawaysin wanaagsan, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya Maxamud Cabdi Ibrahim (MCI).
Wararka C+D ugu waaweyn waa Baarlamaanka Puntland iyo kalsooni-kala-laabashada Golaha Xukuumadda ee Madaxweyne Gaas. Waxaan idiin kaga haynaa warar, waraysiyo, iyo faallayn ku saabsan kalsooni-kala-noqoshada golaha xukuumadda Puntland.
Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.
COMMENTS