Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana idiin soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibrahim (MCI).

Wararka C+D ugu waaweyn waa:
1. Jen. Cabdulaahi Siciid Samatar oo ka digay qalalaase ka dhalan kara dib-u-furis lagu sameeyo dastuurka Puntland

2. Baarlamaanka Puntland oo maanta ansiyay heshiiska shirkadda DP World ay ku balaarinayso dakedda Bossaso iyo kusimaha wasiirka dekedaha oo baarlamaanku ay su’aalo ka waydiiyeen

3. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta ka qaybgaley Ololaha Qaran ee dib-u-soocelinta Bilicda Caasimadda

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com