Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, waxaana caawa idin la socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa Daljir xarunteeda Bossaso, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0