Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Godobjiraan (laakiin mee Godobjiraan?)

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Godobjiraan (laakiin mee Godobjiraan?)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay  habeenkii  9-aad, wareegga 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  Nageeye Nugaal  iyo  dugsiga sare ee Shiikh Axmed Garaar Waaciye.

Wareega labaad ee T&T loo ay ku tartami lahaayeen dugsiyada sare ee kala ah Godobjiiraan iyo Alnuur Badhan  waxaana soo xaadiri waayay dugsiga sare ee Godobjiiraan waxaana sidaas dhicaha ku qaatay oo soo baxay dugsiga sare ee Al-Nuur Badhan.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran biloow illaa dhammaad hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com