Caawa iyo Tartan & Tacliin: Ballidhidin fkf Dhahar Sare iyo Bursaalax fkf Boocame

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Ballidhidin fkf Dhahar Sare iyo Bursaalax fkf Boocame

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo caawa galay habeenkii TODOBAAD  waxaa wareegga koowaad ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin iyo Mubaarak Dhahar. Wareegga labaad ee T&T waxaa isku arkay  Bursaalax Sare iyo Boocame Secondary.

Hoos kaga bogo tartanka oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com