Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 8 aad Wareegii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay  xaaji Cabdilaahi Gaalkacyo iyo Goldogob Sare.

Halka Wareega labaad ee T&T ay Fooda isdareen dugsiyada sare ee kala ah C/rashiid cali sharmaarke Gaalkacyo iyo C/laahi ibraahim Ufeen.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Hoos kaga bogo tartanka oo dhammaystiran.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com