Caawa iyo Tartan & Tacliin: Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn fkf Burtinle Sare iyo Waliba

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn fkf Burtinle Sare iyo Waliba

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad habeenkii 4-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn iyo Burtinle Sare. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaana foodda isdaray Dugsiyada Sare ee kala ah Galdogob Sare iyo Cabdirashiid Cali Sharmaarke Gaalkacyo.

Habeen danbe barnaamijka waxa uu galayaa wareegii 3-adaad ee barnaamijka waxaana T+T isugu soo haray 8 dugsi sare oo ka mid ahaa 24 dugsi sare oo barnaamijka ku tartamaayay.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com