Wafdigii uu huggaaminayey Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Injineer Camay, ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka xadhadhan oo ku yaala galbeedka Buuhoodle.
Madaxweyne kuxigeen Camay ayaa sheegay in deegaanka xadhadhan ay u yimaadeen in ay soo indhaindheeyaan xaalada guud ee ka jirta deegaanka iyo hirgalinta baahiyaha aasaasiga ah ee deegaanka.
Camay ayaa meel fagaare ah kula hadlay dadka ku dhaqan deegaanka xadhadhan.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS