Camay oo Maanta Booqday Deegaano ka Tirsan Gobolka Cayn

Wafdigii uu huggaaminayey Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Injineer Camay, ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka  xadhadhan oo ku yaala galbeedka Buuhoodle.

Madaxweyne kuxigeen Camay ayaa sheegay in deegaanka  xadhadhan ay u yimaadeen in ay soo indhaindheeyaan xaalada guud ee ka jirta deegaanka iyo hirgalinta baahiyaha aasaasiga ah ee deegaanka.

Camay ayaa meel fagaare ah kula hadlay dadka ku dhaqan deegaanka xadhadhan.
Hoos ka dhegayso

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com