TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
590
591
592
593
594
…
818
7104
/ 9815 POSTS
Ciidamada kenya oo si rasmi ah ugu biiraya Amisom asbuuca soo socda
Maarso 9, 2012
Read More
Baahin: Jimce, Mar 09, Iimaan M. Jaamac ~ Daljir ~ Galkacyo. Iska-horimaad lagu dilay 8 ka mid ah dablayda Al-shabaab oo ka dhacay buuraleyda Caalmadow & Galgala; Qodaalka shidaalka ceelka Shabeel I oo rajo wanaagsan laga muujiyey; 20 sano kadib duulimaad caalami ah oo diyaarada Turkish Airways ay ka bilawday madaarka Adam Cadde, Muqdisho; Maalinta haweenka ee 08-da Maarso oo laga xusay caalamka.
Maarso 9, 2012
Read More
Hoos udhaca doolarka ee suuqyada Puntland oo saamayn ku yeelatay ganacsiga & nolosha dadwaynaha; dawladda oo sheegtay in lasoo daabacayo lacago cusub.
Maarso 8, 2012
Read More
Khamri badan oo lagu gubay Garowe, iyo hawlgal lagu dagaalamayo maandooriyaha oo xilligaan socda.
Maarso 8, 2012
Read More
?Aqoonsiga Khaatumo ma?ahan qorshe aan ku burburinayno maamullada Puntland iyo Somaliland” Madaxwayne Shariif.
Maarso 8, 2012
Read More
Midowga Yurub oo boqol milyan oo lacagta Euro ah ugu yaboohay AMISOM
Maarso 8, 2012
Read More
Baahin: Khamiis, Mar 08, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Bandow habeenkii 2-aad saaran magaalada Laascaanood & in kabdab 70 maxbuus oo loo gudbiyey jeelasha Burco & Caynaba; Sarrifka doolarka Maraykanka oo hoos u dhacay, saamayn nololeedna ku yeeshay nolosha qoyska; M/weyne Shariif oo sheegay in guddi loo saari doono wada-hadal lala galo Somaliland; Puntland oo iclaamisay daabacaada lacag cusub ee Shilin Somaliga.
Maarso 8, 2012
Read More
Maamulka degmada Qardho oo ka codsaday dadwaynaha inay kala shaqeeyaan amaanka magaalada Qardho.
Maarso 7, 2012
Read More
Maamulka degmada Qardho oo ka codsaday dadwaynaha inay kala shaqeeyaan amaanka.
Maarso 7, 2012
Read More
Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al-Bashiir oo sheegay in ay diyaar u yihiin dagaal ay la galaan Koonfurta Sudan.
Maarso 7, 2012
Read More
4 qof oo ku dhaawacmay dibad-bax maanta ka dhacay magaalada Laascaanood, Sool.
Maarso 7, 2012
Read More
Madaxweyne Obama oo qalbi jab ku tilmaamay xaalada dalka Suuriya
Maarso 7, 2012
Read More
1
…
590
591
592
593
594
…
818
7104
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com