TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
591
592
593
594
595
…
818
7116
/ 9815 POSTS
Musharixiinta jamhuuriga ee Mitt Romney iyo Rick Santorum oo madaxa iskula galay gobolka Ohio.
Maarso 7, 2012
Read More
Shir loogu arrinsanayo geedi socodka dimuqraadiyadda iyo taaba gelinta dastuurka Puntland oo loo qabtay bulshada raydika ee Bari iyo Karkaar
Maarso 7, 2012
Read More
Guddiga Isku xirka warbaahinta gobolka Bari oo cambaareeyay tacadiyada lagu hayo saxafiyiinta ka howlgala Puntland.
Maarso 6, 2012
Read More
Baahin: Salaasa, Mar 06, Maxamed C. Kooriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciise Dhoolawaa, Agaasimaha macaadinta & shidaalka ee Puntland oo sheegay in ifafaale wanaagsan & rajo weyna laga qabo shidaalka ceelka Shabeel I; Saxaafada gobolka Bari oo hakisay la-shaqaynta wasaarada Amniga, dhalleecaysayna tacaddiga & caburinta lagula kaco saxaafada; Wafti uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo booqasho ku yimid Muqdisho; Wafti uu hogaaminyao wasiirka gaashaandhigga ee Somaliya oo safar hawleed ku tagey Garbahaarey, Gedo.
Maarso 6, 2012
Read More
Puntland oo sheegtay in ifafaale wanaagsan uu ka soo baxayo qoditaanka shidaal ee ceelka Shabeel I.
Maarso 6, 2012
Read More
Baahin: Isniin, Mar 05, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Gen. C/llahi S. Samatar oo ugu baaqay xukuumada Puntland in ay diyaariso doorashooyinka 8-da Janaayo, 2013; Dallada suxufiyiinta Puntland ee MAP oo cambaaraysay caburinta & dilalka suxufiyiinta; Jibuuti oo beenisay in askar ka tirsan ciidankeeda ku sugan Muqdisho la dilay.
Maarso 5, 2012
Read More
Wasiirkii hore ee amniga Puntland C/llahi Saciid oo ugu baaqay xukuumadda in ay doorashada madaxwaynaha ee soo socota hirgaliso bilawga sanadka 2013.
Maarso 5, 2012
Read More
Dowladda Jabuuti oo beenisay in ciidamo looga dilay magaalada Muqdisho.
Maarso 5, 2012
Read More
Dowladda Jabuuti oo beenisay in ciidamo looga dilay magaalada Muqdisho.
Maarso 5, 2012
Read More
Maamulka degmada Jariiban oo sheegay inay balanqaadyo ka heleen dowladda Puntland iyo ciidanka NATO
Maarso 5, 2012
Read More
Puntland oo tafaasiil ka bixisay dagaalkii shalay dhex maray ciidanka dawlada & Al-Shabaab.
Maarso 4, 2012
Read More
Puntland oo xirtay agaasimaha iyo idaacadda Codka Nabadda ee magaalada Boosaaso.
Maarso 4, 2012
Read More
1
…
591
592
593
594
595
…
818
7116
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com