TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
603
604
605
606
607
…
818
7260
/ 9811 POSTS
Baahin: Arbaca, Feb 01, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossao. 11 qof oo rayad ah oo ku dhimatay shil laba gaari oo isku dhacay duleedka Galkacyo; Tartanka ciyaaraha gobollada Puntland oo maanta ka bilawday Garowe; Ciidanka dawlada federaalka oo qabsaday deegaanka Hoosingow, J. Hoose; Warbixin ku saabsan mashruuca balaarinta & dayactirka dekeda Bossaso.
Febraayo 1, 2012
Read More
Dowladda Puntland oo joojisay dhismaha golaha deegaanka ee degmada Ufeyn
Janaayo 31, 2012
Read More
Baahin: Salaasa, Jan 31, Maxamed A. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossao. Dagaal khasaare lixaad leh gaystay oo ku dhex maray Jasiira & Dhanaane ciidanka dawlada federaalka & Al-shabaab; Warbixin: 3 qof oo ku dhimatay, 2 kale oo ku dhaawacantay qarax is-miidaamin ah oo laga eegtay hoyga Gen. Qaybdiid ee Galkcayo; Maamulka gobolka Bari oo diiday gole deegaan oo laga yagleelay degmada Ufayn.
Janaayo 31, 2012
Read More
Saxaafadda gobolka Bari oo cambaaraysay dilkii agaasimaha idaacadda Shabelle.
Janaayo 31, 2012
Read More
Baahin: Isniin, Jan 30, Maxamed A. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wafti uu hogaaminayo wasiirka horumarinta caalamaniga ah ee Britain oo kulan kala yeeshay madaxada Puntland shirka Somalida ee London; Gacan-ku-dhiiglayaashii dilay Suldaan Siciid Cismaan oo la sheegay in la hayo; Wadatashiyo ku saabsan hirgelinta maamul ee gobolka Hiiraan oo ka bilawday Beledweyn.
Janaayo 30, 2012
Read More
Shir nabadeed ee beelo ku dagaallamay gobolka Bari oo ka furmay Bossaso.
Janaayo 30, 2012
Read More
Wafti dowladda Puntland katirsan oo u dhoofay dalka Jabbuuti, kana qaybgali doona shir looga hadlayo joojinta tahriibta.
Janaayo 30, 2012
Read More
Wasiirrada caaddalladda, caafimaadka, iyo deegaanka oo booqday dhaawacyadii Buuhoodle ee lagu dawaynayo cisbitaalka Galkacyo.
Janaayo 29, 2012
Read More
Ganacsatada hilibka ee magaalada Qardho oo maalintii labaad sameeyay shaqo joojin
Janaayo 29, 2012
Read More
?Labo qabiil oo dagaalamay oo mid jooji gardarrada layiri oo uu joojin-waayay aayadu waxay ka qabto ayaan ku qaadaynaa? Garaad C/llaahi Cali ?Ciid?
Janaayo 29, 2012
Read More
92 arday oo dhamaysatay xirfadaha farsamada-gacanta oo shahaado iyo qalab ay ku shaqaystaan lagu gudoonsiiyay Boosaaso.
Janaayo 29, 2012
Read More
Mashruuca dayactirka dekedda Boosaaso oo la balaarinayo.
Janaayo 29, 2012
Read More
1
…
603
604
605
606
607
…
818
7260
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com