TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
604
605
606
607
608
…
818
7272
/ 9811 POSTS
Baahin: Axad, Jan 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mashruuc balaarin & dayactir ah oo ka bilawday dekeda Bossaso; Wasiirada caddaalada, caafimaadka & deegaanka ee Puntland oo booqday dhaawaca dagaalladii Buuhoodle, guddoomeyna gargaar ka yimid jaaliyada Denmark; Ururka suxufiyiinta Somaliya ee NUSOJ oo dhalleeceeyey dilka Agaasimihii idaacada Shabeelle; Ciyaaraha gobollada Puntland oo bilaaban doona 1-da bisha Febraayo.
Janaayo 29, 2012
Read More
Ururka suxufiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ oo cambaarayay dilkii wariye Fantastic.
Janaayo 29, 2012
Read More
Baahin: Sabti, Jan 28, C/risaaq M. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Gacan-ku-dhiiglayaasha dilay Xil. Bile Maxamuud Yusuf oo la qabtay; Madaxda Puntland oo tacsi u diray ehelada marxuumka; Agaasimaha idaacada Shabeelle oo lagu dilay Muqdisho; Puntland oo dhalleecaysay weerarada joogtada ah ee Somaliland ku haysto gobolka Cayn.
Janaayo 28, 2012
Read More
Agaasimihii idaacadda Shabeelle Xassan Cismaan Cabdi ?Fantastic? oo caaw lagu dilay Muqdisho iyo raggii falkaasi gaystay oo baxsaday.
Janaayo 28, 2012
Read More
Agaasimihii idaacadda Shabeele oo caawa dablay hubaysani Moqdisho ay ku dileen.
Janaayo 28, 2012
Read More
Waxgaradka deegaanka Cal-Bari oo cambaareeyay dilkii Xildhibaan Bile Maxamuud Yuusuf, soona jeediyey in wax laga qabto falkaasi.
Janaayo 28, 2012
Read More
Puntland oo soo dhaweysay hawgalkii lagu soo furtay shaqalihii DDG, kuna baaqday in la ballaariyo hawlgallada noocaas ah.
Janaayo 28, 2012
Read More
Puntland oo cambaaraysay weerarkii Somaliland ay kusoo qaaday Buuhoodle.
Janaayo 28, 2012
Read More
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaallada gobolka Cayn oo la keenay Galkacyo.
Janaayo 27, 2012
Read More
Ciidamada deegaanka Buuhoodle oo guulo ka sheegtay dagaalkii shalay kadhacay Qoriley
Janaayo 27, 2012
Read More
R/wasaare Gaas oo isku-shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada, wasiiru dawlayaal cusubna magacaabay.
Janaayo 27, 2012
Read More
Dagaal xooggan oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh gaystay oo ka dhacay deegaanka Qoriley, gobolka Cayn.
Janaayo 26, 2012
Read More
1
…
604
605
606
607
608
…
818
7272
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com