TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
606
607
608
609
610
…
818
7296
/ 9815 POSTS
…
Janaayo 25, 2012
Read More
Baahin: Arbaca, Jan 25, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada kumaandooska ee Maraykanka oo badbaadiyey 2 lahayste, dilayna 8 burcad badeed Somali ah; Guddiga doorashada Puntland oo shir wadatashi ah la yeeshay maamulka & shacabka Bossaso; M/weyne Shariif & R/wasaare Gaas oo Villa Somaliya ku qaabilay Mahiga & Rawlings.
Janaayo 25, 2012
Read More
Inta badan suuqii degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo caawa gubtay.
Janaayo 25, 2012
Read More
Ciidanka ammaanka Garowe oo qabtay maandooriye, iyo xukunno kale duwan oo lagu xukumay.
Janaayo 24, 2012
Read More
Wasiiro Somaliland ah oo gaaray Badhan, iyo cuqaasha Sanaag oo socdaalkaasi ku tilmaamay faragalin qaawan.
Janaayo 24, 2012
Read More
Turkiga oo Puntland ugu deeqay dhisme masjid dhawaan laga hirgalin doona Garowe.
Janaayo 24, 2012
Read More
?Mushkilada Laascaanood waa xasuuqa Falastiin oo kale, haddii aysan Puntland xorayna shacabku ayagaaba dhaqaaqi doona? Gaashaan.
Janaayo 22, 2012
Read More
Baahin: Axad, Jan 22, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. 2 eedaysane oo loo haystay dilka taliyihii cidanka PSU-da sannadkii hore oo toogasho lagu xukumay; Mudaaharaad lagu diiday Khaatumo, laguna taageeray Somaliland, oo ka dhacay Hargeysa & Burco; Dawlada federaalka oo soo dhawaysay dilka Bilaal Al-barjaawi; Al-shabaab oo qiray dilkiisa; Wariye shalay laga afduubay xaafada Wadajir ee Galkacyo oo lala aaday Hobyo.
Janaayo 22, 2012
Read More
Baahin: Sabti, Jan 21, C/qaadir C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin: Mudaaharad dad ku dhinteen, qaarna ku dhaawacmeen oo ka dhacay Laascaanood; Guluf colaadeed oo laga cabsi qabo in uu ka bilawdo gobolka Sanaag; Gen. C/samad, M/weyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay weerarada Somaliland, maamulka Khaatumo & mudaaharaad ka dhacay Laascaanood & Buuhoodle; Gen. Dhegabadan, abaanduulaha ciidanka federaalka oo tafaasiil ka bixiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee Muqdisho.
Janaayo 21, 2012
Read More
Mudaaharaad sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Laascaanood & Buuhoodle.
Janaayo 21, 2012
Read More
Waxgarad iyo qurbajoog ka mid ahaa ergooyinka shirka Taleex oo cambaareeyay natiijada shirka.
Janaayo 20, 2012
Read More
Baahin: Khamiis, Jan 19, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Hoggaanka, xukuumada & dhismaha baarlamaanka D.G. Khaatumo oo la iclaamiyey; R/wasaare Gaas oo magacaabay guddi qaabilsan la-dagaalanka musuqmaasuqa; Suldaan Siciid Cismaan oo aano qabiil darteed lagu dilay Galkacyo; Maamulka gobolka oo sheegay in ay garanayaan cidda dilka gaysatay.
Janaayo 19, 2012
Read More
1
…
606
607
608
609
610
…
818
7296
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com