TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
617
618
619
620
621
…
818
7428
/ 9811 POSTS
Baahin: Isniin, Dec 19, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. M/weyne Shariif oo ku sugan gaaray Garowe & shirka wadatashiga oo furmi doona 21-ka bisha; Warbixin ku saabsan miisaaniyadda Puntland ee 2012; Gudd. guddiga dhaqaalaha ee baarlamaanka Puntland Xil. Maxamed Cali Guuleed ayaan ka waraysanay; Ururka NUSOJ oo cambaareeyey dilka wariye C/Salaam Sh. Xiis oo lagu dilay Xamar.
Diseembar 19, 2011
Read More
Waxgaradka gobolka Cayn oo jaaliyadda gobolkaasi ka cosaday in ay ka qaybqaataan dhamaystirka dhismaha garoonka diyaaradaha ee Buuhoodle.
Diseembar 19, 2011
Read More
Miisaaniyada Puntland ee sannadka 2012 oo la ansixiyey; Wasiirka maaliyada oo tafaasiil ka bixiyey koror dhan 20%.
Diseembar 19, 2011
Read More
Wariye Cabdisalaam Xiis oo shalay (Axad) lagu dilay Muqdisho ayaa maanta la aasay.
Diseembar 19, 2011
Read More
Ergooyinkii dhexdhaxaadinta ka waday beelihii ku dagaalamay miyiga degmada Rako oo ka hadlay natiijadii kasoo baxday heshiisiinta beelaha.
Diseembar 19, 2011
Read More
War Saxafadeed: Ururuka Qurbajoogta Puntland – Taageero Shirka Wadatashiga Dastuurka Soomaaliya.
Diseembar 19, 2011
Read More
Baahin: Axad, Dec 18, C/fitaac C. Geedi ~ Daljir ~ Garowe. M/weyne Shariif oo war saxaafadeed 2-aad ka soo saaray xil ka qaadista afhayeen Shariif Xasan & khilaafka baarlamaanka; Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo ku kala aragtiyo duwan xil ka qaadista baarlamaanka; R/wasaare Gaas oo walaac ka muujiyey xayiraada adeegyada xawaaladaha ee bunuugta Maraykanka.
Diseembar 18, 2011
Read More
Gudoomiyaha degmada Gumbax ee gobolka Bari oo codsaday degmada in laga qaybgaliyo qorshaha horumarinta degmooyinka Puntland.
Diseembar 18, 2011
Read More
Warbixin ku saabsan saamaynta xil ka qaadista afhayeen Shariif Xasan, khilaafka baarlamaanka federaalka & qorshada tubta nabadda.
Diseembar 18, 2011
Read More
Mareykanka oo ciidamadiisii ugu dambeeyay kala baxay Ciraaq
Diseembar 18, 2011
Read More
Talyaha qaybta gobolka Mudug Dhay-lo?aad oo sheegay in wiil dhalinyaro ah oo sitay wal-xaha qarxa askari ka tirsan ciidanku uu ku toogtay halka lagu magacaabo Halabookhad ee duleedka Gaalkacyo.
Diseembar 17, 2011
Read More
?Waa been abuur iyo hadalo aan jirin in Garowe loosoo wareejinaayo dhammaan duulimaadyadii kasoo dagi-jiray magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boossaaso? Agaasimaha garomada Siciido Xuseen Cali.
Diseembar 17, 2011
Read More
1
…
617
618
619
620
621
…
818
7428
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com