TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
619
620
621
622
623
…
818
7452
/ 9811 POSTS
“Waxaan talo ahaan soo jeedin lahaa in khilaafaadka la iska ilaaliyo, xoogana la saaro fulinta qorshe hawleedka” M/weyne Shariif.
Diseembar 14, 2011
Read More
Barlamaanka Federaalka oo maanta isku farasaaray xarunta goloha shacabka ee Muqdisho.
Diseembar 14, 2011
Read More
Baahin: Arabca, Dec 14, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Fadhigii mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo buuq ka dhashay, feerna la isula tagay; Puntland oo sheegtay in uu dib u dhac ku yimid wareega 2-aad ee shirka wadatashiga Somaliya; Rag ajaanib ah oo la sheegay in ay hub & saanad u wadeen Al-shabaab oo lagu qabtay galbeedka gobolka Hiiraan.
Diseembar 14, 2011
Read More
Wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland oo baarlamanka ugudbisay waxqabadkeedii sanadka 2011.
Diseembar 14, 2011
Read More
Duqa degmada Bandarbeyla oo soo dhaweeyey qorshaha horumarinta degmooyinka ee lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti.
Diseembar 14, 2011
Read More
“Xildhibaanada baarlamaanka ee keenay mowshinka, talaabada ay qaadeen waa sharci daro” Muudey, ku xigeenka baarlamaanka.
Diseembar 14, 2011
Read More
Afartii wasiir ee shalay ay u yeereen mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo maanta hortagay golaha, is-difaacay, iyo xildhibaannada oo isku raacay in la saamaxo.
Diseembar 13, 2011
Read More
Qaramada Midoobay oo gargaarka Soomaaliya u codsatay dhaqaale gaaraya 1.5 Million oo doollar sanadka 2012
Diseembar 13, 2011
Read More
“Dawladda Turkiga ayaan ka helnay deeq waxbarasho oo cusub” Wasiirka waxbarshada ee federaalka.
Diseembar 13, 2011
Read More
Gaari hub u siday Al-shabaab oo lagu qabtay deegaanka Kalabaydh ee gobolka Hiiraan.
Diseembar 13, 2011
Read More
Mareykanka oo kacodsaday dowladda Jabuuuti inay ku biirto howlgalka AMISOM ee Somaliya.
Diseembar 13, 2011
Read More
M/weynaha Kenya oo maanta sheegay in Al-shabaab ay khatar ku yihiin ammaanka iyo dhaqaalaha Kenya.
Diseembar 12, 2011
Read More
1
…
619
620
621
622
623
…
818
7452
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com