TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
621
622
623
624
625
…
818
7476
/ 9815 POSTS
Maalinta xuquuqda Aadanaha ee aduunka oo laga xusey deeganada Puntland.
Diseembar 10, 2011
Read More
Dawladda Kenya oo wadda qorshe shir weyne la xiriira ka hortagga burcad-badeedda, bilawga sannaddka cusub ee 2012-ka.
Diseembar 10, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Dec 10, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. 2 gacan-ku-dhiigle oo dad ku laayey Puntland oo maanta qisaas lagu fuliyey; R/wasaare Gaas oo la dardaarmay cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka-sida oo tababar u dhamaaday; Guddiga qiimayna masiibadii suuqa Bossaso oo kulan la yeehay wafti ka socda dawlada federaalka.
Diseembar 10, 2011
Read More
“Dadka wada shirka Khaatumo 2 waxay wadaan afduub dadweyne” Maamulka gobolka Cayn.
Diseembar 8, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Dec 08, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Mudaaharaad balaaran oo looga soo horjeedo dilal ka dhacay Seemaal oo ka dhacay Boorame, Awdal; Dagaal khasaare gaystay oo ku dhex maray aagagga SOS, Cabdi-waayeel & Manaaradaha ciidanka dawlada & Al-shabaab; Mamaulka gobolka Cayn oo dhaliilay qabanqaabada shirka Khaatumo II.
Diseembar 8, 2011
Read More
Duqa caasimada Garowe C/asiis Nuur Cilmi oo ka warbixiyay hawlo burburin ah oo wadooyin loogu samaynayo magaalada Garowe.
Diseembar 7, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Dec 07, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Dawlada federaalka oo Puntland ku wareejisay qalab dhismeedka wadooyinka oo ka kooban cagaf-cagafyo, daamur, iska-rogooyin & qalab kale; Safiirka Italy ee Somaliya oo Muqdisho ku sugan, sheegayna in ay furayaan safaaradda Italy; Dawlada Hoose ee Galkacyo oo tafaasiil ka bixiyey qunbulad lagu tuuray xarunta dhaqan-celiska ee dhallaanka ban-joogta ah.
Diseembar 7, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Dec 05, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Sh. Axmed X. C/raxmaan oo lagu dilay Bossaso; Sooyaalka nololeed ee marxuumka; Puntland oo ku eedaysay Al-shabaab dilka Sh. Axmed X. C/raxmaan; Al-shabaab oo iska fogeeyey dilka Sh. Axmed; Qaraxyo ka dhacay gobolka W. Bari ee Kenya.
Diseembar 6, 2011
Read More
Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Puntland oo saaka lagu dilay Bossaso & raggii dilkaasi gaystay oo baxsaday.
Diseembar 5, 2011
Read More
Doonyaale, la-taliyaha M/weyne Faroole ee amniga oo sheegay in la adkaynayo ammaanka caasumaadda Puntland.
Diseembar 5, 2011
Read More
Xawaaladda Amal oo sheegtay amarkii bangiga Franklin ee xiritaanka akoonnada xawaaladaha Soomaalida in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin adeegyada xawaaladeed.
Diseembar 5, 2011
Read More
?DFKS & AMISOM kaliya dagaal kulama jiraan argagixisada, waxaa ka culus kan aan kula jirno? M/weyne Faroole.
Diseembar 5, 2011
Read More
1
…
621
622
623
624
625
…
818
7476
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com