TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
620
621
622
623
624
…
818
7464
/ 9811 POSTS
Baahin: Isniin, Dec 12, Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Dood ka dhalatay mamnuucidda Gudniinka Fircooniga ah; Mudanayaasha baarlamaanka Puntland oo ku eedeeyey Juxa, Caasha Geelle, C/qaadir Xaashi & Siciid M. Raage jebin shuruucda dalka; Dr. Jimcaale oo tafaasiil ka bixiyey tubta loo mari doono xulka ergaga aftida u qaadi doonta dastuurka Puntland; M/weyne Kibaki oo sheegay in dan amni & dhaqaale ay Kenya ugu jirto dawlad ka hanaqaada Somaliya.
Diseembar 12, 2011
Read More
Odayaasha & waxgaradka degmada Taleex oo ku eedeeyey Somaliland shaqaaqadii shalay ka dhacday halkaasi.
Diseembar 12, 2011
Read More
Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlammaanka Soomaaliya oo ka socda Muqdisho.
Diseembar 12, 2011
Read More
Shir looga hadlayay horumarinta degmooyin katirsan Puntland oo lagu soo gabagabeeyay dalka Jabuuti.
Diseembar 12, 2011
Read More
Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay degmada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.
Diseembar 12, 2011
Read More
Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Bari oo Sheegay Inay soo Qabteen Dad Lala Xiriirinayo Falal Amaan Dari ah.
Diseembar 11, 2011
Read More
Degmada Baardheere oo saaka laga qaxayo, ka dib duqeyn shalay ka dhacday.
Diseembar 11, 2011
Read More
Waftigii federaalka ee ku sugnaa Bossaso oo kulamo la yeeshay ganacsatadii ku hanti-beeshay dabkii suuqa iyo guddigi Puntland u xilsaartay.
Diseembar 10, 2011
Read More
Maalinta xuquuqda Aadanaha ee aduunka oo laga xusey deeganada Puntland.
Diseembar 10, 2011
Read More
Dawladda Kenya oo wadda qorshe shir weyne la xiriira ka hortagga burcad-badeedda, bilawga sannaddka cusub ee 2012-ka.
Diseembar 10, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Dec 10, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. 2 gacan-ku-dhiigle oo dad ku laayey Puntland oo maanta qisaas lagu fuliyey; R/wasaare Gaas oo la dardaarmay cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka-sida oo tababar u dhamaaday; Guddiga qiimayna masiibadii suuqa Bossaso oo kulan la yeehay wafti ka socda dawlada federaalka.
Diseembar 10, 2011
Read More
“Dadka wada shirka Khaatumo 2 waxay wadaan afduub dadweyne” Maamulka gobolka Cayn.
Diseembar 8, 2011
Read More
1
…
620
621
622
623
624
…
818
7464
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com