TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
649
650
651
652
653
…
818
7812
/ 9811 POSTS
Shirkadda Africa Oil oo sheegtay in horumar laga gaaray shidaal soo saarka Puntland.
Agoosto 19, 2011
Read More
Iska-horimaad hubaysan oo ka dhacay Baargaal; Puntland oo sheegtay in ay qabatay koox dabley ah oo weerartay wafti wasiiro ah.
Agoosto 18, 2011
Read More
War saxaafadeed: Go?aamadii Shirkii Wadatashiga ee Dawladda Puntland & Waxgaradka Gobolka Mudug.
Agoosto 18, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Aug 17, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Duqa cusub ee Bossaso oo la wareegay xilka, wax-qabadna ku ballan qaaday; Shirka wadamada Islaamka ee ka socda Istanbul oo lagu gorfaynayo arrimaha Somaliya; C/llahi Xuseen, ku xigeeina safaarada Somaliya ee Qatar oo aan ka waraysanay is-badellada siyaasadeed ee Somaliya.
Agoosto 17, 2011
Read More
Guddiga maamul-baahinta ee Puntland oo sheegay in ay daraasaad ka hirgalin doonaan 5 ka mid ah degmooyinka Puntland.
Agoosto 17, 2011
Read More
M/weyne Geelle oo dalkiisa dib ugu laabtay kaddib booqasho uu ku tagay Muqdisho.
Agoosto 16, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Aug 16, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Xasan Cabdalle Xasan oo loo doortay duqa cusub ee magaalada Bossaso; M/weyne Geelle oo booqasho kooban oo uu ku tagey Muqdisho kadib dib ugu laabtay Jibuuti; Guddoomiyaha cusub ee gobolka Cayn oo xilka kala wareegay dhigiisii hore.
Agoosto 16, 2011
Read More
Xasan Cabdalle Xasan oo loo doortay duqa Bossaso, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka.
Agoosto 16, 2011
Read More
Shirkadda isgaarsiinta Goolis oo maanta xaflad nasiib-tijaabin ah ku bixisay baabuur iyo agab kale oo badan.
Agoosto 15, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Aug 15, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah & Al-shabaab oo dagaal ku dhex maray Ceelgaab, Qooqane & Bacaad ee duleedka Beledweyn, Hiiraan; Amnesty International oo dambiyo dagaal ku eedaysay dawladda federaalka & Al-shabaab; Mudanayaasha golaha deegaanka ee Bossaso oo la dhaariyey.
Agoosto 15, 2011
Read More
Diyaargarawga shirka wadatashiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho.
Agoosto 15, 2011
Read More
M/weyne Shariif iyo wafti uu horkacyo oo u ambabaxay dalka Brundi.
Agoosto 15, 2011
Read More
1
…
649
650
651
652
653
…
818
7812
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com