TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
650
651
652
653
654
…
818
7824
/ 9815 POSTS
Shirkadda isgaarsiinta Goolis oo maanta xaflad nasiib-tijaabin ah ku bixisay baabuur iyo agab kale oo badan.
Agoosto 15, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Aug 15, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah & Al-shabaab oo dagaal ku dhex maray Ceelgaab, Qooqane & Bacaad ee duleedka Beledweyn, Hiiraan; Amnesty International oo dambiyo dagaal ku eedaysay dawladda federaalka & Al-shabaab; Mudanayaasha golaha deegaanka ee Bossaso oo la dhaariyey.
Agoosto 15, 2011
Read More
Diyaargarawga shirka wadatashiga Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho.
Agoosto 15, 2011
Read More
M/weyne Shariif iyo wafti uu horkacyo oo u ambabaxay dalka Brundi.
Agoosto 15, 2011
Read More
Madaxweynaha Iran oo sheegay in Masiibada Somaliya ay sharaf-dhac ku tahay Caalamka.
Agoosto 14, 2011
Read More
300 oo askar bilayska Puntland ah oo tabarbar uga furmay kuuliyadda tababarka ciidanka ee Carmo.
Agoosto 13, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Aug 11, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee gobollada koonfureed ee Somaliya; Xukuumada federaalka ah oo sheegtay in Sebtembar la qaban doono shirka wadatashiga Somalida; Mid ka mid ah maxaabiistii lagu qabtay Taleex oo u dhintay dhaawicii soo gaaray.
Agoosto 12, 2011
Read More
?Sida Al-shabaab ayaan ula dhaqmaynaa cid kasta oo doonaysa in ay malayshiyo ka hawlgaliso Muqdisho? M/weyne Shariif.
Agoosto 12, 2011
Read More
Natiijada tartankii xalay dhexmaray dugsiyada sare ee Muntadda Qardho, Burtine Secondry, Sh. Xamdaan Bossaso iyo Alnuur Baran.
Agoosto 11, 2011
Read More
“Anigu Cuuke ahaan, ballan baan shacabka Mudug ka qaaday; arrinkaas wax kama ogi, waana arrin igu cusub”.
Agoosto 11, 2011
Read More
Sheekh Somali ah, si wayna looga yaqaanay dalka Koofur Afrika, oo shalay dalkaasi lagu dilay.
Agoosto 11, 2011
Read More
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo si xamaasad leh uga socda Radio Daljir iyo natiijada tartamadii xalay.
Agoosto 10, 2011
Read More
1
…
650
651
652
653
654
…
818
7824
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com