TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
664
665
666
667
668
…
818
7992
/ 9812 POSTS
John Zagame oo u ololeeya dawladda Federaalka ee Somaliya oo si weyn u dhaliilay kaalinta dawladda Maraykanka ee Somaliya.
Juunyo 26, 2011
Read More
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ku baaqay in la dejiyo Qoshe-nabadeed ku aaddan xalka Soomaaliya.
Juunyo 25, 2011
Read More
Yalho: Meydka labo nin oo la gawracay oo laga helay buundo-jiifka tuulada Yalho ee gobolka Bari.
Juunyo 25, 2011
Read More
Kob-dhexaad: Koox hubaysan oo toogasho ku dishay 4 qof oo rayad ah, qof kalena dhaawacday; aano qabiil & aargoosi lala xiriirinayo.
Juunyo 25, 2011
Read More
Meydka labo nin oo gawracan oo lagu arkay buundo-jiifka tuulada Yalho ee gobolka Bari.
Juunyo 25, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Jun 25, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Garowe. C/salaam Cali Saylaan, dambi-baare ka tirsanaa saraakiisha ciidanka Puntland oo lagu dilay Galkacyo; Meydka 2 nin oo la gawracay oo laga helay duleedka tuulada Yalho, Bari; G/sare Ibraahim M. Faarax ayaan ka waraysanay; Xuska 26-ka June; Maxamed Sugulle Maxamuud oo xubin ka ahaa SYL ayaan ka waraysanay.
Juunyo 25, 2011
Read More
Dawladda Maraykanka & Qaramada Midoobey oo soo dhoweeyey magcaabista R/wasaaraha cusub ee Somaliya.
Juunyo 25, 2011
Read More
Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka oo weeraro cirka ah ku qaaday fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Kismaayo.
Juunyo 24, 2011
Read More
Khudbadihii M/weyne Shariif Axmed, afhayeen Shariif Xasan & R/wasaare Gaas ee magacaabida R/wasaaraha.
Juunyo 23, 2011
Read More
Wasaaradda cadaaladda iyo culamo Aw-diinka gobolka Nugaal oo baaq-nabadeed kasoo saaray colaadda gobolka Bari.
Juunyo 23, 2011
Read More
Dadaallo ku saabsan xal u helidda xurguf-colaadeeddii Kob-dhaxaad oo ka socotay gobolka Bari.
Juunyo 22, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Jun 22, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. Dedaalo nabadeed oo lagu dhex-dhexaadinayo laba ardaa oo dad isaga laayey Bossaso & Kob-Dhexaad oo ka socda Bossaso; Issimada, indheergaradka, ururada haweenka & ganacsatada gobolka Bari oo ku hawlan dejinta colaadda labada ardaa; Shirar wadatashi oo u bilawday M/weyne Shariif & mudayanaasha baarlamaanka; Xil. C/kariim Cali Afrax ayaan ka waraysanay; Wasiirka beeraha & daaqa ee Puntland Eng. Saalax oo kormeeraya gobolka Sool.
Juunyo 22, 2011
Read More
1
…
664
665
666
667
668
…
818
7992
/ 9812 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com