TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
665
666
667
668
669
…
818
8004
/ 9811 POSTS
3 qof oo ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Garowe iyo Sanajiif.
Juunyo 21, 2011
Read More
Baaq Nabadeed – Dalladda Ururada Aan Dawliga ahayn ee Puntland (PUNSAA).
Juunyo 21, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Jun 21, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Xukuumada Puntland oo wax lagu xumaado ku tilmaantay dad rayad ah oo lagu dilay Kob-dhexaad; Issimada Puntland oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaada aargoosiga ah ee gobolka Bari; Prof. Juriile oo aan ka waraysanay magacaabida R/wasaaraha cusub ee dawlada federaalka ah; 7 qof oo ku dhimatay, 14 kale oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Muqdisho.
Juunyo 21, 2011
Read More
Magacyada & Tirada Dadka La Laayey – Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay?
Juunyo 21, 2011
Read More
Magacyada & Tirada Dadka La Laayey – Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay?
Juunyo 21, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Jun 20, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Muran ka dhashay shir ka dhacay Villa Somaliya oo lagu magacaabi lahaa R/wasaare cusub; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay gobolka Gedo; Xil. Seeko oo is-casilaada R/wasaare Farmaajo ku tilmaamay mid dan u ah ummadda Somalida; Issimada gobollada Sool, Sanaag & Cayn oo dhalleeceeyey dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Somaliland ay ka wado gobolka Cayn, sheegayna in aanay ka qayb galayn shirka Widhwidh.
Juunyo 20, 2011
Read More
Baahin: Axad, Jun 19, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Garowe. R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, kuna sababeeyey u tanaasul ummadeed; Kalfadhiga 26-aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta furmay; Afhayeen C/rashiid M. Xirsi oo tafaasiil ka bixiyey ajandaha kalfadhiga; Xukuumada M/weyne Faroole oo lagu dhaliilay in ay ku fashilantay siyaasada arrimaha gudaha & amniga; Dooxajoog oo sheegta in uu madaxweyne ka yahay maamulka Raas-casayr oo aan waraysanay.
Juunyo 19, 2011
Read More
M/weyne Faroole oo maanta furay kalfadhigii 26-aad ee baarlamaanka Puntland, una jeediyey khudbad la xiriirta xaaladda dalka iyo socdaalladiisii dibadda.
Juunyo 19, 2011
Read More
R/wasaare Farmaajo oo is-casilay, sheegayna in uu u tanaasulay ummadda Soomaaliyeed.
Juunyo 19, 2011
Read More
M/weyne Faroole oo dalka dib ugu soo noqday, kana hadlay dadaalada nabadeed ee dalka iyo doorka Puntland.
Juunyo 18, 2011
Read More
Denmark oo 24 nin oo burcad-badeed Soomaali ah u gacan-gelinaysa Kenya si loogu maxkamadeeyo.
Juunyo 18, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Jun 18, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. Khilaaf ka aloosan degmada Widhwidh; Duqa Widhwidh, Adam Dhabarlow ayaan waraysanay; Kayse Cabdi Yusuf ayaan isna waraysanay; Kalfadhigii golaha deegaanka ee Buurtinle oo maanta furmay; Gudd. golaha deegaanka ayaan ka waraysanay ajandaha golaha; Ahlu Sunna oo maarayn ka dhex wada beelo hore ugu dagaalamay Cabudwaaq & Xeeraale; Warbixin: Cisbitaalka guud ee tuulada Bacaadweyn oo xariga laga jaray.
Juunyo 18, 2011
Read More
1
…
665
666
667
668
669
…
818
8004
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com