TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
677
678
679
680
681
…
818
8148
/ 9811 POSTS
Guddigii doorashooyinka ee dhawaan loo diiday inay ka dhoofaan Muqdisho oo maanta dhoofay.
May 11, 2011
Read More
Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sii jeeday Galgala oo dhexda dagaal ku qabsaday.
May 11, 2011
Read More
Galgala: Fariisinkii ciidanka Puntland ee Galgala oo la qabsaday; Madaxda dawladda iyo saraakiisha ciidanka oo xaaladda ka shiraya.
May 11, 2011
Read More
Bossaso: War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Bossaso oo lagu sheegay in ciidanka Puntland oo ka dileen Al-shabaab 21 nin.
May 11, 2011
Read More
Afhayeenka baarlamaanka federalka oo cambaareeyey xayiraaddi xubno baarlamaan oo ka dhoofi lahaa Muqdisho.
May 10, 2011
Read More
Baahin: Isniin, May 09, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Afartameeyo mudane oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo tababar kaga qayb gali lahaa Nairobi oo laga celiyey madaarka Adam Cade; Xil. Xasan Xareed ayaan waraysanay; Xil. Cali Muumin ayaan isna waraysanay … Jibuuti oo lagu eedeeyey in ay faragelin siyaasadeed ka wado gobollada Puntland; Nabadoon Xasan Faarax ayaan waraysanay … Puntland oo sheegtay in aysan dhallinyaradu fursado shaqo ka helin dhanka maamulka; Wasiirka shaqada & shaqaalaha ayaan waraysanay … Khilaaf ugub oo la sheegay in uu ka dhex curtay mudayaasha baarlamaanka federaalka ah; Xil. Daahir Ciiro ayaan waraysanay …
May 9, 2011
Read More
Puntland oo sheegtay inaysan dhallinyaradu fursado shaqo ka helin dhanka maamulka.
May 9, 2011
Read More
Odayaal sheegay in dawladda Jabbuuti ay faragalin qaawan ku hayso qaar ka mid deeganada Puntland.
May 9, 2011
Read More
Xil. Muumin oo sheegay in aanu jirin sharci u banaynaya xukuumadu in ay xayiraad ku soo rogto safarada xildhibaanada.
May 9, 2011
Read More
Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo safar ka soo laabtay shirna ku qabtay Garoowe.
May 8, 2011
Read More
M/weyne Ismaaciil Cumar Geelle oo markii saddexaad loo dhaariyey xilka madaxtinimo.
May 8, 2011
Read More
Ahlu sunna oo ka hadlay dilkii Sheekh Osaama, Sheegayna inuusan wax saamayn ah ku lahayn Somaliya.
May 7, 2011
Read More
1
…
677
678
679
680
681
…
818
8148
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com