TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
679
680
681
682
683
…
818
8172
/ 9811 POSTS
Boohoodle: Dhakhaatiir ka digaya khatarta cudurada dillaaca xilliyada roobka.
May 4, 2011
Read More
Baarlamaanka Puntland oo turxaan bixin ku sameeyey siyaasadda qoyska.
May 4, 2011
Read More
Madaafiic khasaare gaystay oo maanta ku dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
May 3, 2011
Read More
Ururka Al-shabaab oo dad ku xirxiray magaalada Balcad ee gobolka Sh.dhexe
May 3, 2011
Read More
Miino ku qaraxday guri hubka lagu kaydiyo oo ku yaalla saldhigga qayba ee magaalada Bossaso.
May 3, 2011
Read More
Baahin: Isniin, May 02, Weriye C/raxmaan Xuseen Gaardi ~ Daljir ~ Garowe. Dagaalkii Garbahaarey ee u dhexeeyey Al-shabaab & ciidanka dawlada federaalka oo istaagay; khasaare lixaad leh oo ka dhashay; Isaaq Mursal, xog-hayaha gaashaandhiga ee Ahlu-sunna ayaan waraysanay … Hoggaamiyihii ururka Al-qaacida Sh. Usaama Bin Laden oo la dilay; warbixin ku saabsan sooyaalka taariikheed ee Sh. Usaaama … Dawlada federaalka oo faragelin siyaasadeed ka wada gobollada Puntland; Garaad C/llahi Cali Ciid oo hoga-tusaaleeyey sooyaalka Puntland … Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo tababar ku saabsan xiriirka lamaanaha uu uga furmay Garowe …
May 2, 2011
Read More
Dagaalkii Garbahaarey oo istaagay, mid ka mid saraakiisha ciidanka dawladda ee aagaasi oo Daljir u warramay.
May 2, 2011
Read More
Dagaal xooggan oo ciidanka dawladda iyo Al-shabaab ku dhexmaraya magaalada Garbahaarey, Gedo.
May 2, 2011
Read More
Baahin: Axad, May 01, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ay QM ka soo saartay xaalada Somaliya; Prof. Maxamed Xareed Cali ayaan ka waraysanay … Taliyihii ciidanka AMISOM ee Somaliya ee la badelay oo la sagootiyey, taliyaha cusub oo la soo dhaweeyey; M/weyne Shariif oo ka hadlay … Shir lagu gorfeeyey isk-horimaadkii ka dhacay xaafada Garsoor oo ka dhacay madaxtooyada Galkayco … Maalinta shaqada & shaqaalaha aduunka oo laga xusayo Puntland; Indha-gurad, wasiirka shaqada & shaqaalaha ayaa ka waraysanay …
May 1, 2011
Read More
Muqdisho: “Waxba igama hortaagna inaan guddi doorasho magacaabo” Madaxweyne Shariif.
May 1, 2011
Read More
Taliyaha ciidamada taraafikada Somaliland ee gobolka Sool oo galabta lagu toogtay Laascaanod; maxaabiis xabsiga la dhigay.
Abriil 30, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Apr 30, Weriye Axmed Sh. Tallman ~ Daljir ~ Bossaso. Senator Mark Kirk oo booqday Boosaaso, kulamo la yeeshay madaxda dawlada Puntland, kormeerayna xarumaha dawladda iyo kaabayaasha dhaqaale ee Puntland … Odayaasha dhaqanka ee degmada Badhan oo sheegay in ay casumaad ka heleen madaxda dawlada federaalka ah maalmo kadib eedayntii M/weyne Faroole ee qalalaase siyaasadeed oo federaalku ay ka wadaan Puntland … M/weyne Shariif oo ka hadlay aayaha dawlada federaalka ah, daadafeeyeyna guddiga doorashada ee baarlamaanku magacaabay … Taliyaha ciidanka taraafikada ee Somaliland ee gobolka Sool oo lagu toogtay Laascaanood; weriyayaal lagu xiray isla Laascaanood …
Abriil 30, 2011
Read More
1
…
679
680
681
682
683
…
818
8172
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com