TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
682
683
684
685
686
…
818
8208
/ 9811 POSTS
Afar ku dhimatay iyo siddeed ku dhaawacantay dagaal ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Abriil 23, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Apr 23, Weriye Axmed Sh. Maxamed ~ Daljir ~ Bossaso. “Waxaa jira dad curyaaminaya amniga iyo dhaqaalaha Puntland, sidoo kale waxaa jirta abaar aad u daran ee aan u kacno” C/Sammed Cali Shire … Gen. Khayr, wasiirka ammaanka ee Puntland oo ka codsaday shacabka in lagala shaqeeyo adkaynta amniga, sheegayna in rag loo qabtay dilkii xalay ka dhacay Galkacyo; Odayaal ay isku-hayb yihiin eedaysanayaasha oo sheegay in aanay lug ku lahayn dilalka loo haysto … Al-shabaab oo la wareegay Dhuusamareeb, Galgaduud; Ahlu-sunna oo isku uruursanaya duleedka magaalada Dhuusamareeb …
Abriil 23, 2011
Read More
?Waa been abuur wararka sheegaya in ragga la qabtay ay ka dambeeyeen dilkii marxuun Jifi-jabsade ee Galkacyo? Max?ed Suldaan Xassan Baalle.
Abriil 23, 2011
Read More
“Waxaa jira dad curyaaminaya amniga iyo dhaqaalaha Puntland, sidoo kale waxaa jirta abaar aad u daran ee aan u kacno” C/Sammed Cali Shire.
Abriil 23, 2011
Read More
Wasiirka ammaanka ee Puntland oo ka hadlay dilalka qorshaysan, kana codsaday shacabka in lagala shaqeeyo nabadgalyada.
Abriil 23, 2011
Read More
Abriil 23, 2011
Read More
Maamulkii Mudug heer gobol iyo heer dagmo oo lakala diray; Maxamud C/Raxman Cuuke oo noqonaya Guddoomiyaha gobolka iyo Duqa Galkacyo.
Abriil 22, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Apr 21, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. M/weyne Faroole oo kala diray maamulkii gobolka Mudug; Maxamud C. Cuuke oo loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka & Duqa Galkacyo … Madaxdii xilalka laga qaaday oo soo dhaweeyey xil ka qaadista; Axmed C. Salaad, Gudd. hore ee gobolka Mudug ayaan waraysanay; C/raxmaan Maxamud X. Xasan, Duqii hore ee magaalada Galkacyo ayaan isna waraysanay … Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo qiray in uu jiro maamul & maarayn xumo hanti ummadeed; Jaamac M. Cismaan, guddoomiyaha hanti-dhawrka Puntland ayaan waraysanay … Maamulka gobolka Cayn oo baaq ka soo saaray khatarta & saamaynta abaaraha …
Abriil 21, 2011
Read More
Abriil 21, 2011
Read More
Lix iyo tobon burcadbadeed ah oo maanta lagu xiray Laasqoray, ka dib makii uu daadiyey markab laga leeyahay Norway.
Abriil 21, 2011
Read More
Labo carruur ah oo gaajo iyo oon ugu dhintay baadiyaha gobolka Karkaar.
Abriil 20, 2011
Read More
Laascaanood: Gudd. gobolka Sool oo ka badbaaday isku-day dil; gaadhigiisa oo qunbuladi la qaraxday.
Abriil 20, 2011
Read More
1
…
682
683
684
685
686
…
818
8208
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com