TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
683
684
685
686
687
…
818
8220
/ 9811 POSTS
?Wuxuu ahaa miinada meesha fog laga hago qarixii aan ka badbaaday, waxay doonayeen inay I dilaan ma aqaan sababta? guddoomiye ku xigeenka G. Sool.
Abriil 20, 2011
Read More
Kiisas cudurka jadeecada oo laga helay xeryaha barakacayaasha ee magaalooyinka Bossaso & Garowe.
Abriil 20, 2011
Read More
?In la dilo qof islaam ah oo aan waxba galabsan waxaa ka khary roon Alle agti in adduunka oo dhan la halaago? G. Maxkamadda racfaanka G. Nugaal.
Abriil 20, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Apr 20, Weriye Juba ~ Daljir ~ Bossaso. Culimada gobolka Nugaal oo walaac ka muujiyey amni darrida gobolka Mudug, baaq nabadeedna u diray shacabka … Taliska ciidanka bilayska ee Puntland & guddiga amniga ee gobolka Mudug oo shir wada-tashi ah la yeeshay maamulka gobolka … Qunbulad nooca dhulka ah oo la qaraxday gaadhigii Gudd. gobolka Sool; 2 qof oo dhaawac soo gaaray … M/weyne Shariif oo sheegay in uu diyaar u yahay doorasho …
Abriil 20, 2011
Read More
Garowe: Wasaaradda caafimaadka ee Puntland oo iclaamisay in cudurka jadeecadu uu ka dilaacay Puntland.
Abriil 19, 2011
Read More
Galkacyo: Shir u dhamaaday Saraakiisha sare ee bilayska Puntland iyo guddiga amniga gobolka Mudug.
Abriil 19, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Apr 19, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. “Dadaalka ugu badan ayaannu ku bixin doonnaa hirgalinta heshiiskii Nairobi” M/weyne Faroole … Wafti ka kooban taliska ciidanka bilayska ee Puntland oo gaaray Galkacyo, shirna la yeeshay guddiga amniga ee gobolka Mudug … Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in ay isu dhiibeen maamulak gobolka Gedo … Wasaarada caafimaadka ee Puntland oo bilawday mashruuc lagu cirib-tirayo cudurka Jadeecada oo la sheegay in uu ka dilaacay Bossaso & Garowe …
Abriil 19, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Apr 18, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Garaad C/llahi Cali Ciid oo ka dayriyey mustaqbalka Somalida, uguna baaqay reer Mudug in ay amniga dhawraan … Nabadoon Afgaduud oo ka hadlay dilalka & weerarada ka dhacay Galkacyo, kuna baaqay is-kaashi … Axmed Cali Faarax oo aan ka waraysanay samaynta abaaraha ee gobollada Sool & Cayn … Indha-guran, wasiirka shaqada & shaqaalaha ee Puntland oo ka xog warramay safar uu kaga soo laabtay dalka dibadiisa …
Abriil 18, 2011
Read More
Baahin: Axad, Apr 17, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan weeraro & qaraxyo shalay iyo maanta lagu qaaday masaajidda Galkacyo; 5 qof oo dhimasho ah, 12 dhaawac ah; waraysiyo ayaan la yeelanay indheergaradka & madaxda gobolka Mudug … Sh. Mursal Mire Maxamed oo ka mid ah culimada gobolka Mudug oo aan ka waraysanay waxa ay diintu ka qabto weeararada masaajidda & dilalka culimada … “Dilka culimada iyo weerarrada masaajiddu waa masiibo ugub ah oo ku soo korartay deegaanada Puntland” Gen. Yuusuf Axmed Khayr … Warbixin ku saabsan Issimo safar ku tagey deegaano ka mid ha gobollada Karkaar & Haylaan …
Abriil 17, 2011
Read More
“Dilka culimada iyo weerarrada masaajiddu waa masiibo ugub ah oo ku soo korartay Puntland” Gen. Khayr
Abriil 17, 2011
Read More
Gaalkacyo: Masaajidka Salaaxu-diin oo la weeraray iyo mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay magaalada.
Abriil 17, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Apr 16, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Sh. Ismaaciil X. Xuseen oo lagu dilay magaalada Galkacyo; mudaaharaad rabshado wata oo ka dhacay masjidka Salaax al diin; Duqa magaalada Galkacyo ayaan ka waraysanay … Mudaaharaad lagu taageeray natiijada shirkii Nairobi oo ka dhacay Bossaso; qaar ka mid ah bannaanbaxayaasha ayaa waraysanay … Nimcaan Brian William Bowden, nin dhallinyar oo hooyadi Somali tahay, u dhashay Britain, oo ku tabaalaysan Hargeysa; Nimcaan ayaan waraysanay … Warbixin ku saabsan safar hawleedkii wafti ka socda Puntland oo kormeeray dhulka ay abaaruhu saameeyeen ee gobollada Karkaar & Nugaal …
Abriil 16, 2011
Read More
1
…
683
684
685
686
687
…
818
8220
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com